Maxaa ka jira in Ahmed Iman Ali (Abu Zinara) lagu dilay duqeyn ka dhacday Bu’aale?

Kenyan ka tirsanaa hogaamiyeyaasha sare Al-Shabaab ayaa la sheegay inuu ka mid noqday 40 dagaalyahan oo lagu diley duqeyn Jimcihii ka dhacday Magaalada Bu’aale ee gobolka J/Dhexe sida ay sheegeen warbaahinta Kenya oo soo xignaya saraakiil ka tirsan sirdoonka dalkooda. Ahmed Iman Ali (Abu Zinara) ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay weerar lagu qaaday saldhiga ciidamada … Continue reading Maxaa ka jira in Ahmed Iman Ali (Abu Zinara) lagu dilay duqeyn ka dhacday Bu’aale?